Wasiirka Waxbarashada KGS oo Daah-furey Kulanka Wadatashiga ee Qorshaha Waxbarashada 5-ta sanno ee 2021 2025,

33

Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa maanta daah-furtey Kulanka wadatashiga ee qorshaha waxbarashada shanta sano ee soo socoto.

kulanka wadatashiga qorshaha waxbarashada ayaa laga Talo-geliyey dhamaan bahda waxbarashada deegaanada maamulka koonfur Galbeed soomaaliya .

Mas”uuliyiinta ka qeyb galay kulankan ayaa soo jeediyay talooyin wax tarleh oo lagu horumarin karo waxbarashada

Qorshaha waxbarasha Shanta sanno ayaa waxaa uu yahay mid lagu horumarinaayo heerka waxbarasho ee iskuulada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.