Guddiyadda Barlamaanka KGS oo Tababar uga furmay Beydhabo

38

Waxaa Maanta Baydhabo tababar aqoon kororsi ah uga furmey Guddiyada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  kaasi oo lagu bari doono shaqa howlleedka guddiyada Golaha

Xildhibaanda ku ira gudiyada kala duwan ee Barlamaanka KGS ayaa waxa ay qaadan doonan casharo badan oo la xariira sida uu u shaqeeyo Barlamaanka iyo holwaha looga fadhiyo Gudiyadda Barlamanka .

Mudada uu soconayo tababarkan ayaa waxa xildhibaanada ay ka faa’iidi doonan casharo muhiim ah