Aaska Meydka Ra’iisul wasaare Cumar Carte oo Gudi loo magacaabay

22

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/MG/083-586/112020, uu ku magacaabay guddi aasa meydka Ra’iisul Wasaarihii Wasaarihii ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyoodayMagaaladaHargeysa, kaas oo ka kooban siddeed xubnood.

Wareegtada Magacaabista Guddiga ayaa u dhigneyd sidatan.