Afar diyaaradood oo sida Ciidanka Haramcad oo ka dagay Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan

87

Afar diyaaradood oo sida Ciidanka Haramcad ayaa hadda ka dagay Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Ciidanka ayaa la filayaa iney qaadaan howlgal ka dhan ah Gen. Xuud oo Ciidan iyo Maamul kasoo horjeeda Hirshabeelle ku heysta duleedka Baladweyne.

Madaxweyne Hirshabeelle oo xalay ku hoyday villa soomaliya ayaaa madaxda u gudbiyey Codsi ah in xaaladda Baladweyne laga soo afjaro

Ciidanka Haramcad ayaa lagula heshiiyey iney soo afjaraan Kiiska Generalka kasoo horjeeda Taliska Hirshabeelle ee Cali Guudlaawe