Agaasime Cusub oo loo magacaabay Wasaaradda Gargaaarka.

71

Axmed Abuukar Axmed ayaa loo magacaabay aggaasimaha guud ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukumadda Federalka Soomaaliya .

Axmed wuxuu hore uga soo shaqeeyay Hay’ado gargaar,sidoo kale  wuxuu bare jaamacadeed ka yahay qaar ka mid ah jaamacadaha Muqdisho,

Axmed Abuukar Axmed ayaa aggaasime waaxeed ka ahaa isla wasaaradda Gargaarka oo uu hadda la wareegay agaasimkeeda guud.