AKHRISO :Hogaamiyaasha Mucaaradka Musharaxiinta oo Go’aano cusub soo saaray

27

Hogaamiyasha Mucaaradka ee Musharixiinta shirka uga socdo hotel Jazeera ayaa ka dalbay Dowladda Federaalka ah, Maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur-galbeed in ay dib uga laabtaan kana saaraan xubno ka tirsan Gudiyada.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Qoraalka Ka Soo baxay