Akhriso liiska Guddiga doorashooyinka Galmudug soo gudbisay.

39

Maamulka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa gudbiyay Xubnaha Galmudg ku matalaya Guddiga doorashooyinka iyo Guddiga xalinta khilaafaadka.

Madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa gudbiyay Afar xubnood oo kala ah

1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

2-Mustaf Macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

waxaana ilaa iyo hadda soo gudbiyay Xubnaha matalaya gudigaan,Dowlad Goboleedyada, Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland & Galmudug, waxaana harsan Maamulka Hir-Shabeelle oo doorashooyin u diyaar garoobaya waqtigaan.