Akhriso: liiska xubnaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo

39

Wasaarada Arimaha gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa  Maanta soo bandhigtay liiska xubnaha golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo kuwasi oo ku soo baxay qaab doorasha ah oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Doorashada maanta oo aheyd mid ku dhacday qaab qarsoodi ah ayaa lagu doortay 14 xubnood oo ku biiray 13 xubnood oo horay loo doortay

Kuraasta Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Ayaa kooban  27-xubnood

Hlakan Hoose Ka Akhriso