AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha

84

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii Cusub Cudurka Coronavirus ah lagana diiwaangeliyay dalka  muddo  24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la baaray 1,323 ruux, balse cudurka laga helay 209 qof

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,323
o Laga Helay: 209
o Banadir: 181
o Somaliland: 28
o Lab: 140
o Dhedig: 69
o Dhimasho: 11
o Bogsashada: 21
Tirada Guud ee Laga Helay: 7,727
Bogsashada Guud: 3,867
Dhimashada Guud: 260