Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Mudane Mohamed Abukar Abdi ayaa sideed degmo u Magacaabey agaasimiyaal waax-da dhul bixinta Degmooyinka Koonfur Galbeed,
Qoraalka ka soo baxay wasiirka arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa waxa uu magacaabay agaasimiyaal waax-da dhul bixinta sideed degmo oo ka mid ah degmooyinka Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya
Halkaan Hoose Ka Akhriso :