Akhriso:liiska Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

28

Wararka naga soo garay magaalada jowhar ee Caasimada Hirshabelle ayaa Sheegaya in Guddiga farsamada iyo soo xulista xildhibaanada Hirshabeelle ay shaaciyey magacyada liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka maamulkaas.

liiska xildhibaanada baarlamanka 2aad ee hirshabelle oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka beelaha dega gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe kuwasoo ka kooban 90 xildhibaan.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO: