Akhriso:Ra’iisul wasaare Rooble oo Magacaabay Gudiga Doorashada.

28

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxmed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal, waxaana  guddigaani ay ka kooban yihiin 25 xubnood, iyadoo ay dhammeystir u noqon dioonaan heshiisayadii ay wada gaareen Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka.
Halkaan ka Akhriso:.