(Akhriso)Wasaaradda Warfaafinta dowlada Goboledka KGS oo Shaqada ka Joojisay Shaqaale.

51

Wasaarada warfaafinta dowlad goboledka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xil ka qaadis ku sameyay qaar ka mid ah howlwadeenada wasaarada ee ka howl gala xaruunta idaacada dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xilka Qaadis Iyo Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Qaar Kamid Ah Howl-wadeenada Wasaaradda Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Shaqaalahaan ayaa ah Seddex shaqaale oo ka tirsan wasaarada iyadoo mid ka mid ah uu ahaa tifaftire halka labada kale ay yihiin shaqaale

Sababta howlwadeenadaa shaqada laga joojiyay ayaa ah kadib markii lagu soo eedeyay howl bedasho la’aan Halkan hoose ka akhriso: