Al shabaab oo la sheegay in biyaha wabiga shebeele ay ku fasaxeen Beeraha Degmada Awdheegle

152

Maleeshiyadda Al shabaab ayaa biyaha wabiga ku fasaxay Beeraha Degmada Awdheegle

Degmada awdhigle ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxa ay ka mid tagay degmooyinka uu saameyey fatahaada wabiga Shabeele kaasi oo ki fatahay deegaano iyo degomoyin katirsan Gobolka Shabeelada Hoose,

Sameyta wabiga shabeele uu u geeystay awdhiigle waxaa ka sii daran tan shabaab ay ugeeysten beeraleyda rew awdhiigle,

Maleeshiyaadka alshabaab ayaa la shegay in ay ku fasaxeen biyaha beeraha degmadaasi kuyaala si ay u dhibaateyan dadka shacabka ah

Maamulka Degmada Awdheegle ayaa ku baxay Biyaha ayagoo haatan ku howlan xakameyntooda ,iyadoo Jawaano carro ah oo horay Maamulka Gobolka uu u geeyay Awdheegle ay kula tacalaaayan .