Iyadoo dagaalamayaal ka tirtsan Al-Shabaab shabaab aya weerar jidgal ah waxaa ay ku qaadeen gaari Bas ah oo ka tegay Magaalada Mandeera kuna sii jeeday Magaalada Nairobi, ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay dowladda Kenya.
Ciidanka Booliska Kenya ayaa war kasoo saaray weerarkaasi, waxaana ay sheegen in la weeraray Gaari Rakaab ah oo ay saarnaayeen 25 qof, kuwaasi oo kusi jeeday Magaalada Caasimadda ah ee Nairobi.