Al-shabab oo Bedalay Qaabka Qaraxyadda ay ka Fuliyan Dalka.

58

Xili Al-shabab ay qaraxyo ka fuliyaan Magaalada Muqdisho iyo qeybaha kala duwan ee dalka ayaa waxa soo baxaya in ay jiraan in qidadyo iyo qabab cuusb oo ay Al-shabab  ku bedelyn qaabkii markii hore ay qaraxyada uga fulin jireyn dalka.

Dadka ka faalooda arrimaha  amaanka ayaa waxa ay sheegyn in Al-shabab ay wax badan ka bedleyn sidi markii hore ay qaraxyadda u dhigi jireyn kuwaasi ay qeyb ka tahay qaraxii ugu dambeyey ee shalay ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir

Ismaaciil cisman waa taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda sirdoonka qaranka Soomaaliyed ee NISSA  ayaa waxaa uu qabaa in xeeladii marki hore ay Al-shabab ay adeegsan jiran ee dhanka qaraxyada in ay wax badan ka bedleyn waxana uu sheegay in taasi ay qeyb ka tahay in xiliyadan oo kale oo uu dalka ay ka dhacayan doorashooyin in qaraxyada ay soo bataan balse waxaa uu sheegay in looga bahanyhaya lamaha amaanka inay  ka feejignadaan in ay xooransi iyo dabagal ay ku samyeen xili walba sida uu sheegay.

Inta badan magalada Muqdisho ayaa wax ka dhaca qaraxyo kuwaasi oo ay fuliyaan Al-shaabab waxana marar abdan dhacday in qaabab kala duwan ay wereradasi u geestaan khasaraao kala duwan oo ka soo gara dadka shacabka ah .