Amaro Looga Hortegayo COVID-19 oo lasoo saaray

60

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Baashe Yuusuf ayaa waxaa dhammaaday howlwa-deenada Garsoorka, Ciidamada Ammaanka Qareenada iyo shacabka Cadaalada u soo doonta Garsoorka la faray inay xirtaan afka, isla markaana kala fogaadan.

Ciidamada ilaaliya amniga Hay’addaha Garsoorka ayaa waxaa la faray in Xarumaha Hay’adda uusan soo geli karin qof aan afka u xirneyn, uuna soo geli karo oo kaliya qof wata Face-Mask oo dacwadiisa mudeysan tahay.