Amiirka Koxda Al Shabaab u qabilsanaa Degaanada Hoos Yimaada degmada Qoryoley ee Gobolka Shabellaha Hoose Ayaa isku So Dhiibay Ciidamada Amniga Ee Degmada Qoryoley
Waxaana Halkaa ku So Dhaweyay Taliyaha Ciidamada madaniga ah ee dagmada Qoryoley Cali Waal Iyo taliyaha ciidamada amisom
Cali wal taliyaha Ciidamada Degmada qoryooley Aya ugu Baaqay Dhalinyaradda Hada ku jirta Duurka In Ay isa Soo Dhiibaan si aysan udhibateen dedkooda iyo dalkooda Loona fudinaayo cafis
Amiirkan Ayaa maleeshiyada Al Shabaab u Qaabilsanaa degmada Qoryooley iyo Deganada Hoos yimada ugu dambeen dadaal.badan uu ku bixiyey sugida amniga taliyaha ciidamada degmada qoryooley cali waal ayaa suura gelisay iney isa soo dhibaan saraakiisha ugu sareysay maleeshiyada alshabab