Aqalka sare oo ka hor yimid muddo kordhinta loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo

30

Guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray go’aankii Golaha shacabka ay muddo kordhinta ugu sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, kaaso oo lbo sano oo muddo kordhin ah loogu diray.

Aqalka sare ayaa ka hor yimid go’aankaasi muddo kordhinta ah ee loo sameeyay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo.