Aqalka sare oo qoraal ka soosaaray Doorashada Xildhibaanada Somaliland

22

Qoraal  Goordhaw uu soo saaray Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in habraaca doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada kasoo jeeda waqooyi loo raaco habraacii lagu galay Doorashadii 2016 kii