Aqoon koroorsi loo qabtay Shaqaalaha KGS

48

Aqoon koroorsigan oo ay ka qeybgalayaan inta badan shaqaalaha wasaaradda howlaha guud ayaa waxaa daah-furey agaasimaha wasaaradda howlaha guud iyo guriyenta ayadoona ka qeybgaliyasha ay ka kala yimadeen degmooyinka iyo goboladda dowlad goboleedka koonfur galbeed,Soomaaliya.

Agaasimaga guud ee wasaaradda howlaha guud iyo guriyenta koonfur galbeed Yuusuf Hassan Isaack yuusuf wadani ayaa u sheegay shaqaalaha ka qeybgalaya tababarka inay qeyb lixaad leh ay ka qataan dardargelinta howlaha loo egmaday kana faa’ideystaan tababarkan.

Aqoon koroorsiga oo ku saabsanaa sidii loo dhisi lahaa waax-yaha howlaha guud ee degmooyinka sidoo Kalena loo Gaarsiin lahaa adeegyadda ay bixineyso wasaaradda howlaha guud si loo daadajiyo howlaha wasaaradda ay u hayso shacabka,

b