Aqoon kororsi loo soo xeray Macalimiinta jaamacada KGS

33

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee KGS WWH&TS Kgs Mudane Mohamed Yusuf Hassan Waliid,agaasimaha wasaaradda waxbarashada Fadal Abdullahi Hassan,Guddoomiyaha gobolka Baay Ali Wardheere Dooyow ayaa ka qeybgalay Munaasabad tababar loogu soo xirayey 32 macalin oo tababar aqoon kororsi ah loogu sameynayey jaamacada Koonfurta Soomaaliya,

Wasiirka wasaaradda waxbarashada oo munaasabada ka hadlay ayaa yiri waxaan aad ugu faraxsanahay in aqoonkororsi loo sameeyo macalamiinta ka wasaarad ahaan waxaan idiin balan qaadayaa macalamiinta dhiiragelin u sameeyo si loo xoojiyo kalsoonida iyo dadaala waxbarasho,
Tababarkan ayaa waxaa uu ahaa mid sare loogu qaadayo aqoonta macalimiinta .