Aqriso: Jadwalka doorashada maamulka HirShabelle oo la shaaciyey

25

Gudiga farsamada ee soo xulista xildhibaanada baarlamaanka labaad ee HirShabelle ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada maamulkaasi.

Warqad ka soo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in bishaan October illaa bilowga bisha oo socota ee November ay ku soo dhameystiri doonaan howlaha soo xulista xildhibaanada, kadibna ay ku xigi doonto doorashada guddoonka baarlamaanka

Image may contain: text