Aqriso:- Jubbaland oo magacaabis sameysay

35

Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa Magacaabay Guddiga qaban-qaabada dhismaha Golaha deegaanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiir Maxamed Darwiish ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddiga qaban-qaabada oo ka kooban 11-xubnood, kuwaasi oo Guddoomiye looga dhigay Sheekh Daahir Axmed