Aqriso: Madaxweynaha maamulka K/ Galbeed oo magacaabis sameeyey

63

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa maanta Cabdullahi Aadan Sangar u magacaabay inuu noqdo taliye ku xigeenka ciidamada Daraawiishta maamulkaasi, kadib wargeeto uu saaray.

Lafta Gareen ayaa wareegtada ka soo baxday xafiiskiisa waxaa lagu sheegay in magacaabistan ay ku timid baahi loo qabay in la buuxiyo jagada taliye ku xigeenka Daraawiishta K/Galbeed.