Aqriso: Muxuu xisbiga Wadajir ka yiri doorshada HirShabelle?

24

Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo, siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa walaac ka muujiyay hannaanka maamul dhisida HirShabelle.

Ugu horreyn xisbiga ayaa ku baaqay in aan lagu deg-degin dhismaha maamulka, ka hor inta aan dib u heshiisiin dhab ah la sameynin.