Saturday, September 18, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Askar lagu dilay Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad

Askar lagu dilay Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad

37

Ilo ka tirsan Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd.

Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar Kontorool oo isku xirta Magaallooyinka Islamabaad iyo RUWALABINDI.

Dabley la socotay mooto nooca Laba Lugaaleyda ayaa la sheegay inay toogteen Ciiddankaasi, xilli la doonayey in Mootada la baaro.

Dableyda weerarka geysatay waxaa la sheegay inay ka bxsadeen goobta, wxaana socda baaritaan lagu raadinayo kooxdii dishay Askarta.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan, Sheekh Rashiid Ahmed waxa uu cambaareeyey dilkaasi,mana jirto koox sheegatay Toogashadaasi