Nin askari ah ayaa goordhow dad shacab ah ku laayay xarun dadka Mingiska looga tumo oo ku taalo degmada warta nabada ee gobolka Banaadir.
sida wararku ay sheegyaan 2 qofood ayaa ku geeriyootay halka 8 kalana oo haween u badanaa uu dhaawac soo gaaray
Goobta dhacadaadan ay ka dhacday waxaa ayaa halmar isu badashay murugo iyo dhiig aydoo dadka degmada ay halkaasi iskugu yimaadeen .
ilaa iyo haatn lama oga sabbata ninka askariga aha uu ku dilay dadkaani shacabka ahaa waxaana sidoo kale jirin cid soo qabatay qofkii dilka geeystay asgoo halkaasi isaga baxsaday

