Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo+Sawirro

54

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) aya galabta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo kadib Safar shaqo la xiriira hirgalinta hanaanka Doorashada dalka oo uu mudo bil ah u joogay Magaalada Muqdisho.

Labada Madaxweyne ku xigeen Gudoonka Baarlamaanka iyo Masuuliyiin kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.