Axmed Madoobe oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Beesha Caalamka

46

Axmed maxamed Islam Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah Wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wakiilada Qaramada Midoobay Midowga Yurub iyo Safiirada dalalka Maraykanka Ingiriiska Sweden Itoobiya iyo Danjirayaal kale.

Kulanka ayaa inta badan looga hadlay arimaha doorashada Soomaliya oo ismari-waa u taaganyahay