Axmed Madoobe oo la filayo inuu soo gaaro Muqdisho

41

Waxaa saacadaha Soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam( Axmed

Ujeedka shirka ayaa ah si loo dhameystiro Hishiiskii 17ka Septeembar 2020, kaasi oo qeexaya habraacyo muhiim u ah doorashooyinka dalka, maadaama weli muran xoogan uu ka taagan yahay.

Dhowr jeer oo hore ayuu baaqday shir uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maadaama maamulada Puntland iyo Jubbaland ay shuruud ku xireen in la helo meel amni oo lagu qaban karo shirka.