Baaq Nabadeed oo loo jeediyay Beelaha Walaalaha ee ku dagaalamay Walanweyn

41

Kulan baaq nabadeed loogu dirayey Beelaha waalaha ah ee ku dagaalamaya Degmada wanlaweyn ee Gobolka shabellaha Hoose ayaa maanta lagu qabtay magaalada baydhabo.

Waxaana Kulanka goob joog ka ahaa qaar kamid ah odayaasha dhaqanka KGS, Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan DKGS

Sido kale waxaa kulanka qeyb ka ahaa senator Nacima Yussuf oo kamid ah xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka soomaliya.

Mas’uuliyiintii ka hadashay kulankaan ayaa waxaa baaq nabadeed loogu diray in ay dagaalka joojiyaan  Beelaha waalaha ah ee ku dagaalamaya Degmada wanlaweyn ee Gobolka shabellaha Hoose