Banaanbax looga soo horjeedo falkii lagula kacay Ciyaartoyda KGS oo biri lafilayo in uu ka dhaco Baydhabo

32

Wasaarada dhalinyaradda iyo ciyaaraha dowlada koonfur galbeed aya shacabka ku sugan magalada beydhaba ee xarunta gobolka bay ku war gelisay banaabax nabadeed oo maalinta berito ah ka dhici doona magalada beydhaba banabaxaas oo ujeedkiisu yahay mid loogu soo horjeedu falalkii dhibaatada aheed oo shalay loo geystay xulka ciyaartooyda dowlada koonfur galbeed

Falalkii foosha xuma ee maalinta shalay aheed lagula kacay xulka ciyaartoyda dowlad goboleedka koonfu galbed aya waxa si wada jir ah u cambaareyey masuliin badan oo ka tirsan dowlada koonfur galbeed

Wasiirka wasaarada dhalan yarada iyo ciyaaraha dowlada koonfur galbeed mudane ibrahim Adan ali najah aya maanta shir jara,id qabtay aya waxa uu ka dalbaday xariirka kubada cagta iney baritaan dhab ah ku sameyaan waxa shalay ka dhacay goroonka Eng yariisow ex goonis