Banaanbax weyn oo Beri ka dhacayo magaalada Muqdisho.

36

Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in maalinta barito ah uu Muqdisho ka dhacay banaanbax lagu taageeri Nabi Maxamed NNKH.

Dhamaan bulshada Muslim ah ee jooga Muqdisho, berri oo Arbaco ah 9:00 subaxnimo waxa lagu casuumay bannaanbax loogu hiillinayo Diinta islaamka iyo Nabigeenna Maxamed kaasoo ka dhacaya Isgooyska KM4 ee magaaladda Muqdisho.

Bannaanbaxan waxaa soo abaabulaya maamulka Gobolka Banaadir.

Dibadbaxaan ayaa waxaa lagu muujinaya sida looga xunyahay Hadalka ka soo yeeray hogaamiyaha faransiiska.