Beesha Caalamka Oo Loogu Baaqay Inay Qaadato Digniintii Madaxweyne Deni

46

Safiirkii hore ee Turkiga u qaabilsanaa Arrimaha Soomaaliya Cemalettin Kani Torun ayaa sheegay in Beesha Caalamka looga baahan yahay inay qaatado Digniinta Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ee uu sheegay, xili uu jeedinayay khudbadii xalay.

Cemalettin Kani Torun oo bartiisa Twitter-ka Qoraal soo dhigay ayuu ku sheegay in dalka Soomaaliya uusan xiligaan u baahneyn kaligii taliye ama dagaal sokeeye oo dhiig badan ku daato.