Caawa Maxaa ka socda Magaalada Jowhar?.

36

Wararka naga soo gaaray caawa Jowhar ayaa Sheegaya in Gudoomiyaha Baarlaman Dowlad Goboledka Hirsbabelle Dr. Cabdixakim Luqman Xaaji Muxumed oo ay wehliyaan Gudomiye Kuxiganada ay ka qeyb galay kulan casho sharaf ah oo uu madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboledka Hirshaelle mudane Cali Guudlawe xuseen usameeyey Duubabka dhaqanka Hirsbabelle.

Duubabka dhaqanka ayaa door muhiim ah ka qaatay dhismaha labaad ee dowlad Goboledka Hirshablle oo Heer gabo gaba ah maraayo.

Madaxweyne ku xigeenka iyo Gudoonka Barlamanka Hirshabelle ayaa si wadajir ah ugu mahadciliyey Duubabka dhaqanka Hirshabelle oo qeyb weyn ka qaatay Dhismaha Dowlad Goboledka Hirshabelle.