Cabdi Xaashi oo baaq culus u diray madaxda Jubbaland iyo Puntland

31

Guddiga joogtada Golaha aqalka sare BFS ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedyka Jubbaland .

Gudoomiyaha Aqalka sare ee BFS, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka, gaar ahaan Axmed Madoobe iyo Deni usoo jeediyay in ay ku dedaalaan sidii Dalkan loo samata bixin lahaa .

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan ayaa u mahadceliyay golaha Aqalka sare sida ay iskugu dayeen isu soo dhoweynta Dowladda dhexe iyo maamul Goboleedyada.

Axmed Madoobe ayaa ka warbixinyay maamulka Jubbaland iyo dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyada Al-Shabaab.