MADAXWEYNE DENI OO CAFIS U FIDIYAY 66 MAXBUUS
Madaxweynaha Puntland dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah cafis u fidiyay 66 maxbuus oo kamid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada...
ROOBAB MAHIIGAAN AH OO KA CURTAY GOBOLKA BAKOOL
Roobka Gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka curtay gobolka Bakool ee Koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo abaar iyp biyo la’aan daran ka jirtay.
Roobab...
Wasaarada duulista iyo hawada dowladda Koonfur Galbeed oo magacaawday Maareeye Garoon diyaaradeed
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) ayaa Maareeye Cusub u magacaabey Garoonka diyaaradaha degmada Qansax-dheere.
Wareegto...
Jeneraal Tuuryare oo shaaciyay inuu ka badbaaday isku day Dil
Taliyihii hore ee hay’adda NISA Jeneraal Cabdiraxmaan Maxamed (Tuuryare) ayaa xalay waxaa Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ay ku rasaaseeyeen Isgoyska Mirinaayada ee degmada...
Madax weynaha dowlada federalka somaalia maxamed cabdullahi Farmaajo oo gaaray Magaalada Kinshaasa iyo ujeedka...
Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kinshaasa ee Caasimadda dalka Koongo halkaas oo booqasho labo maalmood ah...
ODAYAASHA DHAQANKA SOOL OO KU GUULAYSTAY JOOJINTA COLAADDII DHABAR-DALOOL
Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool, ayaa ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka hor ka dhacay degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BOGAADIYEY CIIDANKA XOOGGA SIDA AY U HANTEEN HOGGAAMINTA HOWLGALLADA AMNI...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BOGAADIYEY CIIDANKA XOOGGA SIDA AY U HANTEEN HOGGAAMINTA HOWLGALLADA AMNI EE DALKA
Muqdisho, Abriil 18, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Booliska oo shaaciyay in Garoonka Aadan Cadde lagu qabtay Lacag ka timid Kenya
Ciidanka Booliska Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta gacanta ku dhigay lacag tiro badan oo sharci darro ku soo gashay dalka...
ERITREA OO SI RASMIYA U SHAACISAY IN AY CIIDANKEEDA KALA BAXAYSO GOBOLKA TIGRAY
Dowladda Eritrea, ayaa markii ugu horreysay si rasmiya u shaacisay, in ay ciidankeeda kala baxayso gobolka Tigray ee woqooyiga dalka Ethiopia.
Warqad ay dowladda Eritrea...
Duqa Muqdisho oo Maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya Mr. Mehmet...