Ciidamada amaanka oo xeray Wadada Xariirisa isgooysyadda Zoobe Iyo Banaadir

31

Ciidamada Ammaanka dowlada federalka Soomaaliya  ayaa duhurnimadii maanta xiray Laami yaraha Zoobe illaa isgoyska Banaadir ee Muqdisho,

Gaadidka isticmaala wadadaasi ayaa waxa loo diiday in ay maraan wadaasi waxana halkaasi ku xayiraan gaadiid aad u fara badan .

Waxa duhurnimadii maanta lagu arkayya ciidamad amaanka dowlada oo u diidaya in ay isticmaalaan waxana ay darawada ka xeeyo gaadiidka ay ku amrayeen in ay kala fireeyaan

lama oga sababta loo xiray balse waxaa halkaas ku xayiran gaadiid badan oo aan ku soo talagalin xaaladan