Ciidamo Amisom ah oo dhawaan la geyndoono Beydhabo Sababta.

32

Taliska howlgalka Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM ayaa sheegay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimid dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen,arbacadii.

Ciidankan oo qeyb ka ah booliska AMISOM ayaa waxaa la geyn doonaa magaalada Beydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Ciidanka ayaa waxay qeyb ka qaadan doonaan sugidda amaanka doorashada Soomaaliya, iyaga oo ka barbar shaqeyn doona ciidanka Booliska Soomaaliya.

Magaalada Beydho ayaa waxaa ka dhici doonto doorashada Xildhibaanada Labada Aqal.