Ciidamo badan oo lagu arkay wadooyinka Magaalada Dhuusamareeb

74

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa la filayaa inuu Maanlinta berri ka furmo Shirka Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo daadiyey waddooyinka waaweyn ee Dhuusamareeb iyo duleedkeeda, kuwaasi oo sugaya amniga, maadaama uu ka dhacayo Shir wadatashi ah.