Ciidanka Dowladda Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Degaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

76

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa saaka gaaray degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay banneeyen dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana wararkii u dambeeyay ee aan helayno ay sheegayaan in degaanadaasi ay ku sugan yihiin Ciidanka Dowladda oo si nabad ah kula wareegay degaanadaasi.

Ciidanka ayaa gaaray degaanka Comood oo 30km u jira degmada matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana lasoo sheegayaa in Ciidamada Guutada 15aad Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug ay saacad