Ururka 7aad ee Guutada 16-aad ee Ciidanka kumandooska danab ayaa hawlgal ka sameeyey degaan ka mida gobolka shabeelaha dhexe.
Degaanada hawlgalku ka dhacay ayaa kala ah War ciise, Maja badan, Qor dhere, Bulo gannay, ka dheeray, kulan oo Dhamantood ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe.