Ciidmada ammaanka Jowhar oo Gacanta ku dhigay Aabbe Wiilkiisa dilay

31

Ciidamada booliska Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe wiilkisa xalay ku dilay magaalada jowhar ee Gobalka sheellaha dhexe

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Maxamed Dhayoow aya xalay wiilkisa oo lagu magacaabi jiray marxuum, Xasan Maxamed Dhaayoow ku riday Webiga Shebeelle

Eedeysanah ayaa lagu soo xiray saldhiga booliska magalaadsi sid uu noo xaqiijiyay wariyaha warbaahinta qaranka uga soo waramo magaalada Jowahar waxana ku socdo baritaan

Sarakiish amniga ayaa shegay in eedeysanha hada uu ku jiro gacanta ciidamada amniga barintaana uu ku soco wixii ka soo kordhana ay warbahinta la soo wadaagi donaan.