Ciyaarta Galabta iyo shacuurta Taageerayasha libaaxyadda KGS ee Ciyaarta Galabta waa loo baqaa Banaadir

82

xulka kubadda Cagta dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay wadaan diyaar garowgii ugu dambeyey ee Ciyaarta Xiisaha leh ee Galabta dhex Mari doonto Koonfur Galbeed Soomaaliya VS Gobolka Banaadir .

wasiirka wasaaradda dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha dowlad Goboeldka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Ibrahim Adan Ali Najah ayaa waxa la arkayay isagoo ku dhex jiro taageerayaal aad u badan kuwaasi oo isku soo baxay Garoonka Kubadda Cagta ee Enjeneer Yariisow.

wasiir Ibarhim Adan Ali Najah Mar uu arrimahaasi ka hadlayay ayaa waxa uu yiri” Waxaan dhexda kaga jiraa taagerayaasha Koonfurgalbeed Soomaaliya,aad baan u diyaar garoownay Guushanna waa xaggeena.”

sidoo kale Hon Ibrahim Adan Ali Najah oo saadaalinayya Ciyaarta Galabta ayaa waxa uu yiri:” Saddaalinteyda kulanka waa Koonfurgalbeed 4 G.Banaanir 2. Insha allah
Koonfurgalbeed Kaalinteena waa KOOW insha allah ”

si kastaba Ciyaartooayda Liibaxyada dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay yihiin kuwa loo saadaalinayo in ay koobka qaadaan .

2020@Koobka waa Koonfurgalbeed insha allah