Friday, June 25, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Cumar Filish” Heshiiskani waxaa uu muhiim u yahay umadda Soomaaliyeed”

Cumar Filish” Heshiiskani waxaa uu muhiim u yahay umadda Soomaaliyeed”

15

Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir Cumar Maxamed maxamuud Cumar Filish oo ka hadlayay Munaasabadda lagu soo gunanadayay Shirka Wadatashiga qaran ayaa ka dhawaajiyay arrimo muhiim oo looga hadlay shirka maaml mahaan u socday Dwoladda dhexe, Maamul Goboleedyada iyo Gobolkani Banaadir.

Waxaa uu sheegay Cumar Filish in shirku uu ku dhisnaa isu tanaasul iyo isku laab xaarnaan, waxaana uu u nahad celiyay dhammaan ka qayb qaatayaashii shirka, oo ay ugu horreeyaan shacabka Caasimadda.

Cumar Filish ayaa tilmaamay in heshiiskani uu muhiimad gaar ah u leeyahay umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Muqdisho, kuwaasi oo uu sheegay in garab istaag weyn ay muujiyeen,