Cumar Filish oo Guri kamaqnaa u celieyey Qoys Shacab ah

40

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa

Muwaadinkaan oo gurigiisa muda 30-sano si sharcidara ah looga Heestay ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uusan aqbali doonin in magaalada Muqdisho gudaheeda la isku baado.