Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Maanta Safaarada turkiga kulan kula qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Labada masuul ayaa waxay kawada hadleen Wada shaqeynta Labada dal Soomaaliya iyo Turkiga Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa safiirka ugu tacsiyadeyay muwadiniintii u dhashay dalka Turkiga ee ku naf waya qarxii ka dhacay Ex kontorol afgooye.