Saturday, July 24, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Cumar Filish Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalka Turkiga

Cumar Filish Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Dalka Turkiga

32

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey,adda Tika  u qaabilsan  Soomaaliya Waxaay kawada hadleen Wada Shaqeynta ka dhaxeysa Hey,adda Tika ee laga leeyahay Dalka Turkiga iyo Gobolka Banaadir iyo  in ay kawada shaqeyaan Shaqooyin istaraatiiji ah oo ku sabsan Arrimaha Hormarinta.

Sida taageerida Machadka Dowladda Hoose iyo Xoojinta Xiriirka Dowladda Hoose ee Xamar iyo Dowladaha Hoose ee istanbuul iyo Konya.