Cumar Filish Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Bullaacad Casri Ah

26

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray dhismaha Bulaacad Casri ah

Dhismaha bulaacdaan oo uu maamulka Gobolka Banaadir ka hirgaliyay inta isku xirta isgooska Km4 ilaa dekada Qalalan ee magaalada Muqdisho waxaana xarig jarka goob joog ka ahaa gudoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir  Faarax Cabdi Diini.